Ololaha Wacyigelinta Dhibaateynta ee Soomaalida

CRIME VICTIM RIGHTS & RESOURCES: Caawimaad Deg-Deg Ah

Waxaa halkan ku taxan telefoono muhiim ah oo marka ay dhibi ku gaarto lagaa caawinayo hadaad wacdid

Crisis Connection

Kala-talinta dhibaatada, xogta, iyo meel kale u gudbinta furan 24-ka saac.
(612) ama (1-866) 379-6363,
Telefoonka raga: (612) ama (1-866) 379-6367

Hennepin County Medical Center

Kala talinta dhibaatada, qiimeynta iyo meel kale u gudbinta furan 24-ka saac, wax ka qabashada dhibaatada iyo telefoonada la wici karo
• Wax ka qabashada dhibaatada: 612-873-3161
• Ka hortagga is-dilka: 612-873-2222
• Adeegyada Xanuunada maanka ama miyirka ee daran: 701 Park Avenue Minneapolis, MN 55415

Walk-In Counseling Center (WICC)

La-talin waqti gaaban ah iyo meel kale u gudbinta.
2421 Chicago Ave. S Minneapolis, MN, 612-870-0565
Isniinta, Arbacada, iyo Jimcaha: 1-3 galabnimo, Isniinta ilaa Khamiista: 6:30-8:30 fiidnimo

AIDS Hotline

612-373-AIDS ama 1-800-248-AIDS • Isniinta ilaa Khamiista: 9 subaxnimo ilaa 9 fiidnimo, Jimcaha 9 subaxnimo ilaa 6 fiidnimo.

Metro Shelter Hotline

1-888-234-1329

Domestic Abuse Project (Mashruuca Xumeynta Qoyska)

U doodida iyo kaalmeynta dhibbaneyaasha xumeynta qoyska ee Hennepin County.
TELEFOONKA: 612-874-7063 9subaxnimo ilaa 5galabnimo

Rape & Sexual Abuse Center (Xarunta Kufsiga iyo Xumeynta Isu-tagGa)

Kaalmeynta dhibbaneyaasha rabshadaha isku-tagga iyo qoysaskooda. Waxaa wici kara Rag iyo Dumarba.
2431 Hennepin Ave. S. Minneapolis, MN 55405
612-374-9077 ama telefoonka furan 24-ka saac: 612-825-4357

Child Protection (Xafidida Ilmaha)

Soo wac si aad u ogeysiisid ilmo la dayacay ama lagu xadgudbay. Telefoonka lagu ogaysiin karo Xafidida Ilmaha ee 24-ka saac furan:
Aqoonsiga qofka soo wacaya waa qarsoodi, mana la sheegayo. Dadka soo waca haddii ay rabaan way is qarin karaan.
TELEFOONKA: 612-348-3552 (Hennepin County) • 651-266-4500 (Ramsey County)

Adult Protection (Xafidida Dadka Waaweyn)

Soo wac si aad u sheegtid dhib loo geysanayo qof weyn. Telefoonka lagu ogaysiin karo Xafidida Dadka waaweyn ee 24-saac furan:
Aqoonsiga qofka soo wacaya waa qarsoodi, mana la sheegayo. Dadka soo wacaya hadii ay rabaan way is qarin karaan.
TELEFOONKA: 612-348-8526 (Hennepin County) • 651-266-4012 (Ramsey County)

Greater Minneapolis Crisis Nursery

Kaalmaynta la-talinta waalidka xagga rabshadaha ee 24-ka saac
Daryeelka ilmaha ee xaafada ku dhexyaal oo furan 72-saac, guriga oo lagugu imaanayo, casharro la siinayo waalidka, meel kale u gudbin
Telefoon u furan kaalmo: 763-591-0100
Xafiiska: 763-591-0400

Pillsbury Crisis Nursery

612-302-3500 • 9 subaxnimo ilaa 5 fiidnimo

Crime Victim Services

Council on Crime and Justice (Guddiga Dambiga iyo Cadaaladda)
612-340-5400 • telefoon furan 24-ka saac oo lagu bixinayo u doodida dhinaca rabshadaha, xog siin iyo meel kale u gudbin la siinayo dhibbaneyaasha dembi.

Hennepin County Information

Hawlgalada Warka/ xogta Guud
TELEFOONKA: 612-348-3000

© Copyright 2007 | Council on Crime & Justice