Somali Justice Advocacy Center
Adeegyo lacag la’aan ah oo dhinacyada sharciyada iyo u doodida jaaliyada Soomaaliyeed ay heli karaan.
La xiriir: Omar Jamal, Director 612-715-1221
Somali Family Services
Waxay jaaliyada Soomaalidyeed ee Minnesota ka kaalmeeyaan dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, iyo shaqaaleynta.
Confederation of Somali Community in Minnesota (CSCM)
Waa urur macaash la’aan ku shaqeeya oo ujeedadiisu tahay xoojinta awooda ay jaaliyada Soomaaliyeed ee deggan Minnesota ay ku noqdaan shacab bulshada wax ku soo kordhiya iyagoo dhaqankoodana haysta.
Somali Resource Directory
Waa tusmo waddanka oo dhan ku baahsan, kaas oo ay ku taxan yihiin ururrada iyo macluumaadka ay heli karaan xubnaha jaaliyada Soomaaliyeed.